撩妹音乐网
首页 > 正在播放 > Desiigner / Waayaha Cusub - Durbaan Ka Ii Tuma

撩妹音乐网64kbps音频在线试听 320kbps高品质下载

Desiigner / Waayaha Cusub - Durbaan Ka Ii Tuma
ID 2659

71

人气

71

收藏
Desiigner / Waayaha Cusub - Durbaan Ka Ii Tuma
手机播放
扫描二维码

手机播放曲目

Desiigner / Waayaha Cusub - Durbaan Ka Ii Tuma
歌词由会员admin整理提供
喜欢这首歌曲请推荐您的好友
更多好听歌曲尽在撩妹音乐网www.liaomei.net

作词 : Waayaha Cusub/Martin "Doc" McKinney/Sidney Royel Selby III
作曲 : Waayaha Cusub/Martin "Doc" McKinney/Sidney Royel Selby III
You give me butterflies, yeah
I just want it around you

Dookhaygi baad tahay
Waa ku doonaya
Dawad ii tahoo
Wan ku doorbidaayaa
Daakirada subaxdii
Habeenkoo bar dumay baa
Cishqi igu da'aayoo
Igu soo darooraa
Waxan dhibka kaga durka
Oo aan kuba dakeeyaa
Isku duubanantee
Ma isku sii danbayna

Durbanka ii tuma
Sacabkana ku dara
Durbanka ii tuma
Sacabkana ku dara
Daryeelbay idintahee
Ku dadaala
Nafta waa u dabiibee
Ka danbeeya

You give me butterflies, yeah
I just want it around you
You give me butterflies, yeah
I just want it around you

Askin' for a replay, 'cause the funky sound
I'm tryna break the country, y'all, 'cause my country's wild
Stack the dollar, stack the comma
'Bout to **** the streets up, better ask somebody
'Bout to **** the beat up, better ask somebody
Then I **** the club up, better ask the party
Let Desiigner spin ya block up with a couple choppers
Throw the shots and throw the shots, it sound like helicopters
They was talking, they was poppin', they can never stop us
Sipping lean, I twist it up with the dirty Fanta
You give me butterflies, yeah

Durbanka ii tuma
Sacabkana ku dara
Durbanka ii tuma
Sacabkana ku dara
Daryeelbay idintahee
Ku dadaala
Nafta waa u dabiibee
Ka danbeeya

Falisey is daji
Dacad ban wali ahay
Darensanow
Docna kama an Marin
Dabacsanow
Dalkiibana tagayna
Ha diidin
Xamar ban dagayna
Diyar garow
Doolo iyo hawd
Wabiyada durduraya
Damaashad
Dalagyada baxaya
Daalo iyo sheekh
Nolol aan dakayne
Ku diirso
Dookhu waa adi
Kaama daalo abid
Aragaaga dahabo
Ku diirsadaa
Falisey ha dudin
Ha didin
Hana durkin
Ha i diidin
Dalabkayga maqalo
Adecsanow
Cishqigad darentana
Anba wuu i daaraye
Dawo waa adige
Igu soo durug

Waan ku daneeyaa
Waan ku doonaya
Waan ka danbeeya
Waan ku daneeyaa
Waan ku doonaya
Waan ka danbeeya
Daris kaalay ii noqo
Ubad daadahayne
Aan wada dagne
Daris kaalay ii noqo
Ubad daadahayne
Aan wada dagne

Durbanka ii tuma
Sacabkana ku dara
Durbanka ii tuma
Sacabkana ku dara
Daryeelbay idintahee
Ku dadaala
Nafta waa u dabiibee
Ka danbeeya
Durbanka ii tuma
Sacabkana ku dara
Durbanka ii tuma
Sacabkana ku dara
Daryeelbay idintahee
Ku dadaala
Nafta waa u dabiibee
Ka danbeeya

You give me butterflies, yeah
I just want it around you
You give me butterflies, yeah
Give me, give me, give, give me, give me, yeah

为了保障在线试听的流畅性,本站所提供在线试听的《Desiigner / Waayaha Cusub - Durbaan Ka Ii Tuma》是经过压缩处理,其音质和本站提供下载的mp3文件有很大的差别。 本站下载的《Desiigner / Waayaha Cusub - Durbaan Ka Ii Tuma》是原始音源的MP3文件,绝无压缩,比特率为192Kbps到320Kbps,音质方面绝对保证清脆高清晰。 本页只提供《Desiigner / Waayaha Cusub - Durbaan Ka Ii Tuma》低品质在线试听播放,如果要下载此歌曲的高品质MP3文件,请您登录会员后进入下载页面下载。《Desiigner / Waayaha Cusub - Durbaan Ka Ii Tuma》是由本站会员上传,如果此歌曲存在版权问题,请与我们联系。在本站下载的音乐歌曲全部是高质量的MP3格式,音质比特率保证在192Kbps-320Kbps,绝非低品质转MP3格式,音质方面绝对保证高清晰

下载《Desiigner / Waayaha Cusub - Durbaan Ka Ii Tuma》MP3

分享歌曲
点击右上角图标
分享给好友或朋友圈
知道了
分享歌曲
点击右上角图标
分享给好友或朋友圈
知道了